Ciidamo ka amar qaata Axmed Madoobe oo hoygeeda kala baxay Aamino Shukri Ibraahim

Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland ayaa la sheegay iney hoygeeda oo ku yaalla magaalada Kismaayo kala baxeen haweeney caan ah oo ka tirsan dadka mucaaradsan Axmed Madoobe Aamino Shukri Ibraahim ayaa la sheegay iney ka tirsaneyd Golaha Isbedal doonka Jubbaland ee dhowaan madaxdii hogaamineysay la heshiiyey Axmed Madoobe, waxayna si weyn uga soo hojeesatay heshiiskaas. … Continue reading Ciidamo ka amar qaata Axmed Madoobe oo hoygeeda kala baxay Aamino Shukri Ibraahim